Dhagayso:Madaxwayne CabdiQaydiid iyo Madaxwayne Cabdiwali-Gaas oo maanta arrimihii abid ugu mihiimsanaa kawada hadlay

Filed under: Wararka |

Cabdiwali Gaas iyo Cabdi Qaydiid ayaa noqonaya halyayadii nabada u horseedi lahaa Shacabka Soomaaliyeed ee collaadu ragaadisay, kadib markii ay si dhaba uga wadahadleen sidii Galmudg iyo Puntland isaga kaashanlahaayeen sidii Beelaha Deegaanka loo midayn lahaa, oo la isaga kaashanlahaa Midaynta Soomaalida, horumarinta shacabka Soomaalida, nabad kuwada noolaashadda.

Shirkan taariikhiga ah ayaa ka dhacay Gudriga Cabdiwali Gaas ee Xaafadda Israac Gaalkacyo.

Hoos kadhagayso Qodabadii taabagalka ahaa ee laga wada hadlay.
Gaas-Qaydiid
[audio:http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2014/04/Madaxweynaha-Puntland-Iyo-Madaxweynaha-RBC-Radio-Maamulka-Galmudug.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso