Dhegayso Dood Culus BBC – Muranka Aqalka Sare

Filed under: Important News,Wararka |

Hadaba doodaan oo ay ka qaybqaadanayaan xildhibaano ka mid ah BFS ayaa waxaa lagu falanqaynayaa muranka aqalka sare, waxaana daadihinaya Cabdinuur Sh Isxaaq.

Dooda waxaa ka qaybqaadanaya
Xildhibaan Cabdi Samad Maxamuud.
Xildhibaan Maxamed ismaaciil Shuuriye
Agaasimaha Hay’adda Heritage Cabdirshiid Cali Xaashi.

iyo Xildhibaan Cabdi Barre oo mardanbe kusoo biiri doona dooda

One Response to Dhegayso Dood Culus BBC – Muranka Aqalka Sare

  1. Pingback: Dhegayso Dood Culus BBC – Muranka Aqalka Sare - Daily Somalia Report