Dhegeyso cida soo qabanqaabisay shirka wadatashiga oo ah Punsaa Bulshada rayidkaa oo kaliya

Filed under: Wararka |

Sida uu sheegay nin o daya oo ka hadlayay madasha shirka wadatashiga ee garoowe ayaa cadeeyay in shirka wadatashigaa ay soo qabanqaabiyeen Ururka Punsaa ee ah dalad midaysa Bulshada rayidkaa.

Waxaana dhamaantood shirarka ka socda lixda degmo ee Puntland soo qaban qaabiyay daladda Punsaa ee Bulshada Rayidkaa.

Hadaba shacabka reer Puntland oo 80% ay dadkoodu yihiin dad reer Guuraaya maxay ka yaqaanaan Bulsho Rayid, 80% shacabka reer Puntland xataa ma yaqaanaan magaca Bulshada rayidkaa, waxaana u badan dadka hogaamiya ururada Bulshada rayidkaa dad aan u dhalan Puntland balse yaqaan sida mashaariicda loo dalbado.