Dhegeyso Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Shuruudaha Xisbi Lagu Furan karro, Balse Aan Ka Hadlin Diinwaangallin Shacab Iyo Tirakoob Iyo Constituency Balse Beesha Caalamka Kharash Ka Dalbaday

Filed under: Important News,Wararka |

halkaan ka eeg qormooyin ku saabsan constituency oo ah halka wax laga billaabo inta aan xisbiyo lagu dhawaaqin

Gudiga ayaan ka hadal in shacabka la tirakoobo, iyo shacabka in kaadh aqoonsi loo sameeyo shacabka ayaan lasoo hadal qaadin.
Gudiga ayaa sheegay in 2019 aan hanaanka xisbi doorashada lagu gali doonin.

-aduunka oo dhan doorasho xisbi inta aan la billaabin waa in la cadeeyo halbeegga consitituency