Dhegeyso warbixin Dagaal saaka ka dhacay Deegaanka Qorilay ee ka Tirsan Gobalka Sool

Filed under: Important News,Wararka |

Dagaalkan oo u dhexeeya Beelaha walaalaha ah ee xoollo dhaqatadaa ee wada degga aagga Qorilay Burtinle ayaa wararku sheegayaan in uu Saaka halkaas Khasaare lixaadle ka dhacay.
Dagaalkan ayaa jawaab celis u ahaa 2 nin oo maalin dhexdaasa aagaas lagu dillay, labadaas nin ayay wararku sheegayaan in laga dilay dhinaca Burtinle, waxaana warar isa soo tarayaa ay Sheegayaan in ay ku lug lahaayeen Qolooyin Taabacsan Maamulka Soomaaliland.

Dagaalka Saaka dhacay ayaa waxaa qaaday xoolo dhaqatadii labada nin laga dillay wuxuuna dagaalku gaystay Khasaara lixaadleh.

hadaba hoos ka dhegayso warbixn ay BBC-du ka diyaarisay Dagaalku siduu u dhacay