Dhegeyso: xildhibaan Xaabsade: Xildhibaanadu waa in dhaar cusub hadda kadib lagu dhaarsho oo ah waxaan ka hormarinayaa Dantayda danta shacabka

Filed under: Wararka |

Xoldhibaan Xaabsade ayaa sheegay in Dhaarta ay Xildhibaanadu ku dhaartaan ee lagu dhaarsho in ay Dastuurka iyo Sharciga u hogaansamayaan aynan ku dhaqmin marka waa in dhaar cusub lagu dhaarsho oo ah.

Waxaan ku dhaaranayaa in aan Baarlamaanka u joogo dantayda iyo in arrimaha ii gaarka in aan ka shaqaysanayo, oo qaadanayo Laalluush iyo Meeshii dantayda Gaarkaa iigu jirto

xildhibaan xaabsade

One Response to Dhegeyso: xildhibaan Xaabsade: Xildhibaanadu waa in dhaar cusub hadda kadib lagu dhaarsho oo ah waxaan ka hormarinayaa Dantayda danta shacabka