Dood Culus Gudiga Doorashooyinka iyo Dimoqraadiyaynta Puntland oo ay ka qaybgalayaan rag culus (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Dooda waxaa ka qayb galaya
Cabdiraxmaan Ismaacii (Philipine) Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dastuurka iyo Dimoqraadiyadaynta
Prof Sulub oo ah qoraagga buuggii Hogaamiye.
Maxamed Faroole (Mulkiilaha Garoowe Online
Maxamed Cabdi Wahaab (Agaasimihii Hore ee wasaaradda Waxbarashad Puntland, hadana ka shaqeeya arrimaha maamul wanaagga