Dooddii Abid Ugu Qiimabadnayd ee Arrimaha Soomaaliya Looga Dooday Oo Lagu Qabtay Aqalka Sare (United States Senate) ee Maraykanka (Daawo)

Filed under: News in English,Wararka |

Dooda  oo uu daadihinayay Sanetor Booker iyo Sanetor Flake ayaa waxaa ka qayb qadanayay  Mr Abdirashid Hashi oo ka socda Hay’adda  HERITAGE INSTITUTE M Mogadisho, Mr Mark yarnell,

Waxaa dooda ugu muhiimsan gabadh Maraykana Dr. Tricia Baconoo Muqdisho ka timid oo aad uga sheekaysay awoodda Alshabaab.

Gabadha ayaa sheegtay in tirada alshabaab ay dhan yihiin 10 kun.

Waxay sheegyau in alshabaab ay dadku wixii maxkamada iyo caaalad u doontaan.

Waxay sheegtay in Alshabaab ay muqdisho canshuurta ka qaadaan.

Mr Hashi ayaa isna warbixin muhiima iyo sidii Soomaali loo horumarin lahaa soo bandhigay iyo 4 caqabadood oo ay ugu horayso caqabadda nabadgalyada, caqabadda dakhliga dawladda oo gabigiisuba ah 270 million$, caqabadda dalalka khaliijka, iyo caqabadda hay’adaha dawladda oo daciifa.

Hoos ka soo rago warbixinada ay soo diyaariyeen

  1. Mr. Abdirashid Hashi
    EXECUTIVE DIRECTOR
    Heritage Institute for Policy Studies
    Mogadishu, Somalia
  2. Dr. Tricia Bacon
    ASSISTANT PROFESSOR
    American University’s School of Public Affairs
    Alexandria, VA
  3. Mr. Mark Yarnell
    UN LIAISON AND SENIOR ADVOCATE
    Refugees International
    Washington, D.C.
  4. Dr. EJ Hogendoorn
    DEPUTY PROGRAM DIRECTOR, AFRICA
    International Crisis Group
    Washington, D.C.

 

 

Warbixinta oo dhamaystiran halkaan ka daawo