Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Iyo Raysalwasaaraha ee Iraq Oo Ay Kuloo lamayaan Iran Iyo Maraykan

Filed under: Wararka |

Waxaa socda doorashada xubnaha baarlamanka Iraq, oo kuraastoodu tahay 329 kursi, waxaana ku loo lamaya 87 xisbi.
Xisbiga ugu codka bata ayaa qaadanaya Raysalwasaaraha, kadiban haddii uunan helin 51% kuraasta baarlamaanka waa in uu la heshiiyo xisbiyo kale oo ay xukuumadda soo wada dhisaan.

Waxaana ku loolamaya oo mallaayiin dollar ku bixinaya, maraykanka iyo Iran oo qolo kastaa rabtaa in ay dalka xukumaan madax dhankooda ah.

Hoos ka eeg warbixin Rt uu ka diyaariyay.