Daawo doodo kooxaha taageersan Fikirka Cali Khaliif ee wadahadalka Somaliland iyo Calikhaliif oo eedii Soomaaliland Puntland dusha kasaaraya

Filed under: Wararka |

Baryahaan danbe ayaa Siyaasi Cali Khaliif oo in mudo ahba siyaasadda sihoose gadaal uga kaciyaarayay uu si hoose u maalgalinayay fikirka ah in Beesha Dhulbahante iyo Beesha Majeerteen marka hore la isku diro, dabadeedna uu sidaas Cali Khaliif Beesha Dhulbahante raaciyo Soomaalilad, isaguna miqaam siyaasadeed ku helo.

Kooxahaan Beesha Khaatumo kasoo jeeda oo taageersan Fikirka Cali khaliif ayaa intaas wada Aflagaado gardaro ah oo ay dusha kasaarayaan eedii Soomaaliland Puntland.

Beesha majeerteen deegaano Beesha Dhulbahante leeyihiin xoog kuma qabsan ee bal intaas waxay ka damqadaan in deegaanada Beesha Dhulbahante ee xooga looga qabsaday dib looga soo celiyo Soomaaliland.

Hada waxaad moodaa Kooxihii Siyaasadda Cali Khaliif aaminsanaa in ay dhanka Saxaafadda ku guulaysteen oo dad baddan oo beel ahaan ugu soo gurman lahaa Beesha Dhulbahante ay maanta dib uga guranyaan maaadaama ay Siyaasiin Beesha Dhulbahante ah ay Tv-yada lasoo taaganyihiin Puntland iyo Somaliland waa isugu kaaya mid ama waxaa noosii daran Puntland

Hoos ka daawo Doodahaas adaa arkayee: