Dowladda hoose ee Burco oo soo bandhigtay Cagafcagafyo iyo Gaadiid kele oo ay Soo iibsadeen mudadii yarayd ee ay xukunka hayeen maadaama si saxa ay dadka deegaanku kusoo doorteeen

Filed under: Wararka |

burco-cagafcagaf
Marka Hoos kadhis kor u dhis cadaalad kusalaysan iyo isreeb reeb saxa oo aan qolo gadaal ka maamulayn, ee au shacabku si saxa ugu tartamayaan dabadeena halkaas uu kusoo baxo hogaan ka tarjumaaya rabitaanka dadka degan aagaas, waxaa markiiba la dhadhaminayaa mirihii hogaankaas qaabka saxdaa ku yimid.

Halkaan ka daawo durba miraha ay dhaleen hogaankii qaabka saxaa ku yimid ee ay iska soo xuleen reer burco.