Dr Abdinasir Mohamoud Isse Dheeg Oo Tacsi Si Gooniya Ugu Diraya Ehalada AHNX Prof Maxamed Jamac

Filed under: Important News,Wararka |

dr maxamed Jaamac Salaad Takar

Tacsidaan waxaa nasoo gaarsiiyay Dr Abdinasir Mohamoud Isse Dheeg oo hadda dhakhtar ka ah dalka Switzerland.
Dr Abdinasir Mohamoud Isse Dheeg iyo Prof Maxamed Jama ayaa labaduba waxay kamid ahaayeen ardadii wax lasoo baray markii ay Soomaaliya qaranka lahayd oo helay waxbarashada aasaaska fiican isla markaaasna labaduba waxay ahaayeen ardadii ugu firfircoonaa xiliyadoodii.

Waakan qoraalkii Dr Abdinasir Mohamoud Isse Dheeg.
-Anigoo ah Dr Abdinasir Mohamoud Isse Dheeg MD waxaan tacsi siaad ugu dirayaa dhammaan ehlediisa &asxaabtii geeridii xanuunka badnayd oo Ku timid Prof. Dr. Mohamed Jama Salad Takar oo xalay uu Ku geeriyood Roma(Italy) waxaan idin la qaybsanaa (painfully)oo ilaahay inuu jano Fardowza geeyo &ugu bishaarayo janada prof Mohamed Jama waxaan tacsidaan u dirayaa dhamman Reer (Family) takar meelkasto ay Ku nool yihin(inaa lilaahi rajicuun geeri naxdinta oo kuligeen nasoo gaartay khaas Prof Abdulkadir Fisico iyo dhammaan Reer takar oo idil.