Dr Bashiir Gurxan wasiirrudawlaha Madaxtooyada Puntland oo Cali Xaraare Cashar u dhigay (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Dr Bashiir Gurxan
Cali Xaraare ayaa su’aalo ad adag la beegsaday Wasiir Dr Bashiir Gurxan, balse Dr Gurxan waa hadal yaqaan, waxaanad mooddaa in Cali Xaraare caawa laga badiyay
Waraysiga oo ah mid dheer ayaa waxaa ka mid ahaa su aalaha la waydiiayay wasiirka arrimo farabadan
Hoos ka dhegeyso