Dr Hiraabe Oo Shirar Inta Ku Qabto Sweden Oran Jiray Xuduuda Galmudug Waa Burtinle Muxuu Ka Yiri Dagaalka Gaalkacyo (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Dr Hiraabe oo ka mid ahaan jiray siyaasiyiintii u ololaynjiray in Xuduudda Galmudug ay Burtinle tahay, halkaan ka daawo Dr Hiraabe Xuduuda Galmudug waa Burtinle
Hadaba umadda news ayaa qabanqaabisay dood looga hadlayo dagaalada Gaalkacyo oo uu markaas Dr hiraabe fikir ka dhiibanayo xili lagu guda jiro dagaal hadda muddo bila ay wadeen kooxo qaaray fikirkii Dr Hiraabe.

Hadda Dr Hiraabe ayaa ku doodaya in dagaalka la joojiyo.

Dhegeyso.

2 Responses to Dr Hiraabe Oo Shirar Inta Ku Qabto Sweden Oran Jiray Xuduuda Galmudug Waa Burtinle Muxuu Ka Yiri Dagaalka Gaalkacyo (dhegeyso)

  1. Pingback: Dr Hiraabe Oo Shirar Inta Ku Qabto Sweden Oran Jiray Xuduuda Galmudug Waa Burtinle Muxuu Ka Yiri Dagaalka Gaalkacyo (dhegeyso) - Daily Somalia Report