Dr Maxamed Daahir Afrax Dadaaladii uu u galay kobcinta luuqadda Soomaaliga (waraysiyo iyo Qormooyin)

Filed under: Wararka |


Maqaalkan kooban ayaan ku soo koobaynaa qayb yar oo ka mid ah dadaaladii uu Dr Maxamed Daahir Afrax uu gallay sidii luuqadda Soomaaliga loo kobcin lahaa.

Dadaalada lagu kobcinayo afka Soomaaliga ee uu Dr Afrax waday illaa iyo intii uu caqliyaystay ayaan maqaal lagu soo koobi karin, balse waxaan soo bandhigaynaa qaybo yar yar warbixino kamid ah dadaaladii Dr Afrax ee 10 kii sano ee u danbeeyay.

pg”>akadeemiyadda AGA afrax
Hoos kilig garree si aad u daalacatid

0) 2008 Xaflad-suugaaneed lagu Maamuusay Toban-jirsiga
Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Somali PEN xasuus naadigan waxaa fikirkiisa lahaa Dr Naxaned Daahir Afrax

1) Waaraysi uu siiyay BBC 2011

2) Xarunta Afka Hidaha iyo dhaqanka oo Puntland laga hirgaliyay oo ku timid dadaaladii dr Afrax

3) AFSOOMAALI—Akadeemiya-Goboleedda Af-Soomaliga; Maxamed Daahir Afrax video

4)Warbixinadii dadaalada luuqadda Soomaaliga ee Dr Afrax ee Puntlandobserver horey uga daabacday

5)Seminaar ku saabsan horumarinta afka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro