Dr Maxamed Daahir Afrax oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka

Filed under: Important News,Wararka |

Golaha wasiiradda Dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta qalinka ku duugay in loo magacaabao Prof. Maxamed Daahir Afrax Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka Soomaaliya.
akadeemiyadda AGA afrax
Booskaan ayaa waxaa bishii hore iska casishay Marwo Caasha Geele iyadoo ka cudur daaratay in ay wayday cid hawshaas baaxadda wayn si daacad ah ula wadda.

Prof Maxamed Daahir Afrax waa nin wadaniya runtii aqoontiisuna ay aad u sarayso.

Hoos ka eeg warbixinadii ay Puntlandobserver hore uga qortay Prof Afrax qaar ka mid ah