Eng Rashiid Qaasim:Muranka Badda waxaa keenay nin Kenyaati ah (Simon Njuguna) Wuxuu hadda Un-ta uga mid yahay Guddiga go’aanka ka gaaridoona muranka (Sir culus Dhegeyso)

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Somali Chennel ayaa sanad kahor waraystay Eng Rashiid Qaasim oo PHD ka haysta Cilmiga Batroolka, Engineerka ayaa sanad ka hor aad u faahfaahiyay Muranka Badda iyo meesha uu ka yimid.

Engineerka ayaa sheegay in aytahay wax lala yaabo in nin Keenyaati ah oo la yiraahdo Simon Njuguna oo aad ugu xeel dheer Cilmiga batroolka isla markaana og shidaalka dhex jiifa dhulkaan Soomaalida ee muranka hadda lagaliyay ayaa murankaan keenay waxaana ku taageersan Dawladda Kenya iyo shirkad Norwigaian ah oo rabta in ay lasoo baxdo Batroolka.

Waxaase cajiib ah in ninkii keenay Murankaan oo waxaan soo abaabulay oo aan ogayn Seminaaradii uu Illaa Norway illaa Maraykanka uu ka jeedinayay, in hadana uu maanta ka midyahay Board Memberka go aanka ka gaaraya doodda ay isku haystaan Soomaaliya iyo kenya.

Halkaan ka dhegayso hadalka Engineerka

Halkaan kilig garee si aad u daawato waraysigaan Soomaali Chenel oo dhameystiran oo aan Puntlandobserver sanad ka hor ku daabacnay

Badda Soomaaliya muran

Halkaanna waxaad ka eegtaa xiliggii ninka Keenyaatigaa ee Simon Njuguna uu ku biiray Un-ta
http://www.theeastafrican.co.ke/news/Kenya+wins+seat+in+UNs+maritime+body+/-/2558/1425676/-/ygwhn8z/-/index.html

Tifatirayaasha webka Puntlandi waa ku mahadsanyihiin in ay arrinkaan saaxadda dib u keenaan.