Faaqidaada Amniga Muqdisho Oo Lagu Cadeeyay In Aynan Muqdisho Caasimad Noqon Karin (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku nool kooxo ganacsato ah oo 27 sano baad ku haystay mansabkii caasimadda qawmiyadda Soomaalida waxaana hadda cadaatey in aynan ganacsatada Muqdisho iyo badi shacabka Muqdisho aynam rabin qaran Soomaaliyeed iyagoo u arka in ay qaran Soomaaliyeed ku wayn doonaan fursado badan oo ay inta fawdada lagu jiro baad iyo fowdo ku hellaan.
arrinkan ayaa caawa si wanaagsan lowgu cadeeyay barnaamijka falanqaynta jimcaha
Halkaan ka dhegeyso falanqaynta jimcaha voa

One Response to Faaqidaada Amniga Muqdisho Oo Lagu Cadeeyay In Aynan Muqdisho Caasimad Noqon Karin (dhegeyso)

  1. Pingback: Faaqidaada Amniga Muqdisho Oo Lagu Cadeeyay In Aynan Muqdisho Caasimad Noqon Karin (dhegeyso) - Daily Somalia Report