VOA: Faaqidaadda: Khilaafka Madaxda Dowladda (Dhagayso)

Filed under: Wararka |

saacid-iyo-xasan-sheekh1
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex-taagan madaxweynaha iyo ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berrito la filayaa inay ka bilaabato dood ku saabsan mooshin ka dhan ah RW Saacid.

Haddaba dhageyso barnaamijka Faaqidaadda oo arrimahaasi ku saabsan, waxaana magaalada Muqdisho ku soo diyaariyay weriyaha VOA Axmed Xasan Colaad.
[audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/11/29/6679b5d1-2d95-44dd-829d-4d9a235e4530.mp3]
Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka