Fadeexad: Dawladda kenya oo la Shirtay Beesha mareexaan iyo Saacid iyo Cabdiwali oo Shirka Ka Qaybgalay

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaaliya xaaladeedii waxaad mooddaa maalinba maalinta ka danbaysa in ay god kusii dhacayso.
Cinwaanka Dawladda kenya oo la shirtay Beesha Mareexaan oo ay waliba ka dhex muuqdaan laba Raysalwasaare Qaran ee Saacid iyo Cabdiwali.

Maxay talow samayn lahaayeen Kenya haddii Dawladda Soomaaliya la shiri lahayd Beesha kuukaaya.

Dhanka kalena Haddii Madaxwaynaha Soomaaliya uu Kenya tago waxaa ayraboorka kenya kusoo dhaweeya wasiir.

Haddii uu Raysalwasaaraha Soomaaliya Kenya tagana Ayraboorkaaba lagu xiraa oo hadhow hadana dib Soomaaliya lowgu soo tarxiilaa.

Marka maanta xaaladdii Soomaaliya halkaasay ku danbaysaa.

One Response to Fadeexad: Dawladda kenya oo la Shirtay Beesha mareexaan iyo Saacid iyo Cabdiwali oo Shirka Ka Qaybgalay