Xalka Deegaanka Taleex iyo Fadeexad Faroole iyo Cabdisamad ka raacdat dagaalka Taleex.

Filed under: Wararka |

Solution

Waxaa ceeb iyo fadeexad karaacday dagaalka Taleex Faroole iyo Cabdisamad Cali shire, waayo Isimada Dhulbahante sowtay Khaatumo kalsoonidooda siiyeen Maxaa Faroole iyo Cabdisamad Taleex daba dhigay iyaga yaa siiyay Kalsoonida Beesha Dhulbahante.

Gari laba nin kama wada qosliso maanta Faroole iyo Cabdisamad Ciidankooda Xoogga ku haysta Taleex waxay lammid yihiin Ciidamada Soomaaliland ee Xooga ku haysta Laascaanood.

Hadaba ninkasta oo wado qaldan wax ku doona waa in runta loo sheegaa oo haduu diido waliba xabad lowgu sheego.

Cabdisamad Cali Shire Ciidankiisa hadii aanu kala bixin Taleex waa in xabad looga saaro, waayo ruuxa khaladka leh marka hore Qaladkiisaa loosheegaa haduu qaadan waayana si Xooga ayaa lowgu sheegaa.

Xukun xoog kuma yimaadee, wuxuu ku yimaadaa kalsooni shacab iyo wixii lagu heshiiyay oo la fuliyo.

Dhamaan saxaafadu waa in ay arinkaan doodiisa buunbunisaa