Fadeexad: Gurigii Laga Dhacay Xaashi Fure Darawlkii Siyaad Barre Oo Lagu wareejiyay Gabdhihii Dhacay (Daawo Cadaymo In Uu Guriga Xaashi Dhistay)

Filed under: Important News,Wararka |

Xashir Fure Kiin Xirsi Faarax

Halkaan ka akhri qormooyinkii ku saabsanaa Guriga Xaashi Fure darawalkii Siyaad Barre ee harka cad Gurigiisa laga dhacay

Aduunyada Nin noolow maxaa arragti kuu laaban, waxaa magaalada muqdisho ka dhacaya waa inkaar rabaaniya, waxayna u badan tahay haddii aynan dadka Muqdisho degan is-daba qaban in ay ku dhici doonta Inkaar Alle.

100% ayay cadahay in sidii dad qalatadii Xaashi Fure gurigiisii laga dhacay iyadoo ay Soomaalidii caalamka joogtay ay wada daawanayaan, waana arrin aad looga naxo.

Waxaana ka daran dadkii uu dariska la ahaa oo daawanaya iyagoo horay usoo daawaday ficilooyin xun xun oo kuwaas kaba sii xanuun kululaa, laakiin kani wuxuu ka dhiganyahay macsi shaaraca loola soo baxay oo hadana Taleefishinada Soomaalida ee caalamka laga soo daayay oo aan dadkii laga xishoon, laakiin fal danbiyeedkii hore ee Muqdisho lagu samayn jiray waxay ahaayeen kuwo ay daawadaan dadka muqsiho ku nool ee aan live looga sii dayn tv-yada dunida.

hadaba labadaan kilib ee hoose daawo si aad dulicda guriga u fahanto

One Response to Fadeexad: Gurigii Laga Dhacay Xaashi Fure Darawlkii Siyaad Barre Oo Lagu wareejiyay Gabdhihii Dhacay (Daawo Cadaymo In Uu Guriga Xaashi Dhistay)

  1. Pingback: Fadeexad: Gurigii Laga Dhacay Xaashi Fure Darawlkii Siyaad Barre Oo Lagu wareejiyay Gabdhihii Dhacay (Daawo Cadaymo In Uu Guriga Xaashi Dhistay) - Daily Somalia Report