Fadeexad: Xildhibaan Ilyaas oo kamidda Xildhibaanadda Soomaalidda Kenya oo Kufikar Noqday Kenyaatiga Somalidda Qaxootigaa kasoo horjeeda (Daawo Warbixin Xasaasiya)

Filed under: Wararka |

Markii kooxdii Alshaab ay dad Masaakiina kulaayeen Dukaamadii West-Gate waxaa sidii aan saadaalinaynay durba kacay shacabkii Kenyaatiga, laakiin waxaa cajiib noqotay nin Xildhibaana oo kasoo jeeda deegaanka Nfd ee Soomaalidu degto oo layiraahdo Xildhibaan Ilyaas barre Shiil.

Puntlandobserver ayaa soo si gooniya usoo duubtay Codka Xildhibaan Ilyaas oo leh hakabaxeen Qaxootiga Soomaalidda kenya.

Halkaan ka dhagayso, codka Xildhibaanka oa aan raacinay Heestii Caanka ahayd ee Soomaalidii hore ay uga digi jirtay Soomaalidda in ay iska ilaashaan in ay dadkale baryaan.

[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/10/ilyaas-calool-baahanay.mp3]

ama moobaalkaaga ka dhagayso

ilyaas Barre Shiil

Halkaan ka daawo Xildhibaan Ilyaas oo kenyaarti kale fikirkaas kuraacay markuu hadlayay oo Vidio ah

Halkaana ka daawo Xildhibaan Ilyaas oo waraysi siiyay Horn Cable