Fanaanka Caanka ah Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo isagoo Tuute wata kadagay Muqdisho (Daawo)

Filed under: Wararka |

fanaanka sidda aadka ah Heesihiisa loo jecelyahay ee Xusseen Shire Ciyaar Jecel ayaa maanta si aada Muqdisho lowgu soo dhaweeyay.

Waxaase dadbadan kaqoslisayay markii Xuseen Shire oo tuute wata uu garoonka kasoo degay, dadbadan baa markiiba soo xusuustay Heestii uu walaalkii Jooqle laqaadayay ee Kawaankii dadka ee ay u qaadeen Alshaab, halkaan ka daawadda Heesta.