faysal Cali Waraabe: Halkii Gaari ee Laankuruuser ah waxay wasiiradu siistaan 80$ kun, askariga 100$ buu qaataa (Daawo faysal oo qaaday heestii burburkii Soomaaliya 1990 ee laankuruusar gado)

Filed under: Important News,Wararka |

Kula Shey yarJarjic illaa Aslihi, Somaliwayn markii ay xornimada Qaadatay 1960 illaa 20 kii sano ee hore ayay horay usocdeen, hadana waxaa burburiyay siyaasiintii maanka gaabnaa, hadana Soomaaliland 25 sano kadib waa kuwaas meeshii Soomaalil 1990 maraysay hadda maraya, oo wakaas Faysal dib u qaaday heestii Saada Cali ee Lankuruusar gado ay qaaday burburkii.

Waliba fikirka gooni isu taagga Soomaaliland wuxuu burburshay isku daygii in Soomaali dib isugu daydo in ay dib u hanato Qaranimadeedii marka meelo badan laga eeggo