Gaas: dhismo waddo 6 km Boosaaso waxaa ku baxday hal million$, sidoo kalena waxaan soo ogaaday in ay ku baxayso 2 million$ 70 km wado dhan qalabka iyo shaqada(dhageyso)

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha puntland xaqiiqdii waa uu hayaa wadadii iyo horseedkii wanaagsanaa, waana xaqiiq in shacabkaan kaliya waxa ay u baahanyihiin ay un tahay in ay dadku heshiiyaan oo isku tashadaaan, waa laga wanaagsan yahay in aad umad kale dhididkiood iyo canshuurtii laga soo qaaday aad maantoo dhan gacmaha u hoorsatid.

maxaa kuu diiday in aad adigu isku tashato.

Hoos ka dhagayso Gaas oo sharaxaya in haddii lahelo 2 million$ ay kafaynayso qalabkii iyo shaqadii iyo wixii loo baahnaa.