Gaas: waxaan ka imid dal Dimoqraadiyad ah oo Madaxwaynaha wixii larabo laga sheegi karo (Good Poin Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Madaxwayne Gaas markii Madaxwaynaha uu Puntland ka noqday haddii ay shacabku nacamlaynta inta ka daayaan la xisaabtami lahaayeen runtii Sharciga wuu u hogaansami lahaa mana Xireen maanta Wariye Deperaani.

Laakiin dhaliishaas bil xaqiiqiyan waxaa leh shacabka Puntland oo aan aqoon sida loola xisaabtamo madaxda ay doortaan ee taa badalkeeda ka shaqeeya in ay Madaxwaynaha si ay danahooda ugu gaaraan ka leexiyaan wadada isla xisaabtanka oo u leexiyaan wado Diktaatoornimo si ay danahooda gaarkaa uga dhamaystaan.

Bal daawo markii hore sida uu u fakarayay, iyo maanta oo isku badalay Joseph Stalin-ka Puntland

One Response to Gaas: waxaan ka imid dal Dimoqraadiyad ah oo Madaxwaynaha wixii larabo laga sheegi karo (Good Poin Daawo)