Gabdhaha Soomaalida Oo ka Dhiidhiyay Qaran Burburkii Ku Dhacay Qowmiyadda Soomaalida (Bulshada Soomaalida Oo Maanta Soo Jeeda Fallanqayn Kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Bulshadii Soomaaliyeed maanta hal tareen bay saaran yihiin, isku si bay wax u wada arkaan rag iyo dumar.
Maanta Soomaalinimada ayaa qofwalba qabiilka kala wayn.

Gabdhaha Soomaalida oo ka hadlaya nimcooyinka illaahay Soomaali ku manaystay

Daawo sida ay gabdhahaan uga qiiroonayaan qaran burburka qawmiyadda Soomaalida.