Dhagayso:Galmudug oo sheegtay in uu Fashilmay shirkii Galmudug iyo Dawladda Fedaraalka

Filed under: Wararka |

BAASTO

Wasiirka warfafinta Galmudug Mudane Baasto oo warsaxaafadeed maanta kuqabtay xaruntiisa Galmudg ayaa sheegay in aanay ku qancin soo jeedin ahayd in Galmudug lagu biiriyo Gobaladda dhexe ama Puntland maadaama aynan 2 Gobol iyo bar ahayn.

Halkaan ka dhagayso codka

[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/03/Dhageyso-Codka-Wasiirka-Warfaafinta-Galmudug.mp3]