Garaad Cabdullaahi Cali ciid Oo ka Hadlay Dagaalka Tukaraq Iyo Cidda Gardaran

Filed under: Wararka |

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa sheegay in uunan jirrin dhul Ingiriis Beesha Isaaq siiyay, ee ay Soomaalidu beelo beelo u kala degan yihiin.
Garaad Ciid ayaa ku eedeeyay dagaalka Muuse Biixi.

Hoos ka dhegeyso.

2 Responses to Garaad Cabdullaahi Cali ciid Oo ka Hadlay Dagaalka Tukaraq Iyo Cidda Gardaran