Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: Xalka Soomaaliya haddii larabo 270-ka Xildhibaan haloo qaybsho 6-da maamul Gobaleed midkiiba 45 Xildhibaan baa kusoo hagaagaysa (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Afhayeeka Isimada Puntland oo waraysi siiyay Tv-Somali Channel ayaa arrin muhiim ah kusoo kordhiyay saaxadda xalka lowgu doonayo siyaasadda Soomaaliya.
Garaadka ayaa sheegay in uu soo jeedinayo in 270-ka Xildhibaan sida ugu habboon ee xaaladda hadda jirta ay ku habboontahay in loo qaybshaa ay ula muuqato in 6-da maamul Gobaleed loo qaybsho 270-ka-xildhibaan markaas oo ay maamulkiiba kusoo hagaagayso 45 Xildhibaan, arrinkaas oo hadda ugu dhow fikradihii horey loosoo jeediyay.

Halkaan ka eeg Shaxda Degmooyinka iyo beelaha Xildhibaanada ay heleyaan haddii lagu qaybsho Degmooyinkii 1969 ka horeeyay

One Response to Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: Xalka Soomaaliya haddii larabo 270-ka Xildhibaan haloo qaybsho 6-da maamul Gobaleed midkiiba 45 Xildhibaan baa kusoo hagaagaysa (Daawo)

  1. Pingback: Garaad Cabdullaahi Cali Ciid: Xalka Soomaaliya haddii larabo 270-ka Xildhibaan haloo qaybsho 6-da maamul Gobaleed midkiiba 45 Xildhibaan baa kusoo hagaagaysa (Daawo) - Daily Somalia Report