Garoowe:Tifatirihii Shacabkameda Suldaan Godo-Godo Oo Xabsiga Laga Soodaayay Maanta

Filed under: Wararka |

suldaan godo godo
Saxafiga caankaa Suldaan Godo-godo oo muddo 15 casho ah ku xirnaa xabsiga Garoowe ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay.

Suldaan Godo-godo ayaa la sheegayaa in ay xirteen rag ka shaqeeya Madaxtooyada Puntland, kadib markii lagu eedeeyay in uu warbixin qalqan ka faa-fiyay mashruuca shirkadda Dp-world dhismaha dekadda Boosaaso.

Suldaan Godo-godo ayaa kunool dalka Norway balse yimaada magaalooyinka Somalia sida Hargaysa, Muqisho iyo Garoowe.

2 Responses to Garoowe:Tifatirihii Shacabkameda Suldaan Godo-Godo Oo Xabsiga Laga Soodaayay Maanta