Generaal Galaal oo dhaliilay Damjadiid iyo Cabdikariin wasiirka arrimaha Gudaha

Filed under: Wararka |

galaal

Generaal Maxamed Nuur Galaal ayaa yiri Wasiirka arrimaha Amniga wuxuu ahaa macalin School Amnina waxba kama yaqaan, kamana shaqayn karo ee isagaa khatar ku ahaa waayo shuruuuduu u baahanyahay Amniga

Galaal ayaa ka codsaday Raysal Wasaaraha in aanu kusoo darin Wasiiradiisa Koox Diimeedyadda sidda Alshabaab, Aala Shiikh, Damjadiid

ISka ilaasha Koox Diimeed

Ugu danbayntiina wuxuu amaanay Baarlamaanka Soomaaliya sidda ay u shaqaynayaan.

[audio:http://kalshaaleonline.com/wp-content/uploads/2014/01/janeral-galaal.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso