General Siciid Samatar:Oo Sharaxay Xalka Dagaalka Gaalkacyo ( Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

cllaahi siciid
Gen Smatar ayaa sheegay in qolo walba inta ay degantahay ku ekaato.
Degmada Gaalkacyaa la isku hayaa, qolo walba waa taqaan intay xukunto waana in ay ku ekaato intooda, kaliya waa intaas wax dhiba oo kale ma jiraan.
Waxaan ka mid ahaa odayaashii nabadayntii 1993 Caydiid iyo Cabdullaahi Yusuf ayaa ka mid ahaa, badana waa dhinteen odayaashii heshiiskaas ka qaybqaatay badankoodu.
Dhegeyso

One Response to General Siciid Samatar:Oo Sharaxay Xalka Dagaalka Gaalkacyo ( Dhegeyso)

  1. Pingback: General Siciid Samatar:Oo Sharaxay Xalka Dagaalka Gaalkacyo ( Dhegeyso) - Daily Somalia Report