Gudiyadii tirin lahaa Codka kalsooni siinta ama kaqaadidda Saacid oo la dhariyay

Filed under: Wararka |

breaking newsbreak

Waxaa Goor aan fogayn la dhaariyay Gudiyadii tirin lahaa Codka gacantaagaa ee marka layiraahdo haloo codeeyo in Saacid in uu sii noqdo raysal wasaraha Soomaaliya iyo in kale.

Hadii ay 140 Xildhibaan Gacanta u taagaan in Raysal wasaaraha xukunka laga qaado waxaa saas ku dhaqan galaya Mooshinka ka dhankaa Saacid