Gudoomiha Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya Burhaan Axmed Daahir Afrax muxuuu kayiri Idaacadihii laxiray Dhagayso

Filed under: Wararka |

images

Burhaan Axmed Daahir Afrax Gudoomiyaha Ururadda Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya ee map iyo Nusoj, ayaa si Geesinima ah u sharaxay muhiimadda Saxaafadda iyo in wadanka ay shacabku leeyihiin, shacabkana uu sharcigu xukumo ee ayna shakhsiyaad amarkooda yeelayn.

Waxaad moodaa in ay tani horumar iyo Sumcad u tahay in Burhaan oo hadda kusugan uu si xor ah u dacaayadaynayo maamulka faroole, isla markaasna aan cid waxyeelaynkartaa jirin, tani oo kutusaysa in hadda shicibkii bislaadeen oo wax fahmeen oo markaan kadib Kooxda faroole ay ku khasbanyihiin in ay u hogaansamaan rabitaanka shacabka, waa horumar wayn.

halkaan ka dhagayso Warsaxaafadeedka Burhaan Axmed Daahir Afrax.
[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/04/NUSOJ.mp3]