Gudoomiyaha Gobalka-Bari Dhedo:Ganacsatada Argagixisada La Shaqaysata Waa haynaa Magacyadooda (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

dhedo
Libaaxa Puntland-Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Waceys (DHEDO) oo ay shacabka Puntland aad u jecelyihiin ayaa dhaar ku maray in ay sharciga horgayn doonaan ganacsato kalkaalisa dadqalatada shacabka masaakiintaa qalata.

Dhedo ayaa sheegay in ay hayaan xogtooda qaar shacabka isaga dhiga dad caadiya balse uu ku dhacay cudurka dadqalnimada.

Dhedo ayaa sheegay in ay hayaan xog badan oo la xiriidha dilalkii qorshaysnaa ee ay dadqalatadu ku fusheen dad masaakiina.

dhegeyso

One Response to Gudoomiyaha Gobalka-Bari Dhedo:Ganacsatada Argagixisada La Shaqaysata Waa haynaa Magacyadooda (Dhegeyso)

  1. Pingback: Gudoomiyaha Gobalka-Bari Dhedo:Ganacsatada Argagixisada La Shaqaysata Waa haynaa Magacyadooda (Dhegeyso) - Daily Somalia Report