Gudoomiyaha Gobalka Mudug shire Faarax erag iyo sababaha la sheegay in uu isku casilay

Filed under: Wararka |

Warar kala duwan oo aan si hoose u helnay ayaa sheegaya sababo kala duwan oo sababay is casilaadda Gudoomiye Shire faarax Ereg oo hadda muddo shanbillood oo qura ahaa Gudoomiyaha Gobalka Mudug

Warar aan ilo hoose ka helnay ayaa sheegaya in Gudoomiyuhu qoonsaday Gudiyo la sheegay in ay ka shaqaynayeen Horumarinta Gobalka Mudug balse aan la shaqaynayn Gudoomiyaha, iyo Arimo kale oo u gaara Gudoomiyaha oo uu markaas ka doorbiday in uu Masuuliyadaas dib ugu cesho Bulshada.

Waa Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Africa si iskiisa xilka isaga casila, halka Madaxda Soomaalida sida Xasan Sheekh oo kale ay intaas Dabakhyo sii jeexanayaan, xukunkuna usii macaanaanayo.

P/O Desk