Gudoomiyihii Degmada Xarfo Cabdifataax kala Gure oo is casilay (dhegeyso waraysi aan horey ula yeelanay Halyayga ay Bulshadu aadka u tabi doonto)

Filed under: Important News,Wararka |

Gudoomiyaha Degmada Xarfo Cabdifataax Cumar kalaGure ayaa bil xaqiiqiyan ahaa nin culus oo dhalinyaro ah oo daacada, balse aad moodid maanta in qofwalba oo daacada aanu horey u socon karin.

Hoos ka daawo waraysi yar oo kooban oo uu la yeeshay Ibrahin Gablax Gudoomiha Degmada Xarfo Cabdifataax kalagure

One Response to Gudoomiyihii Degmada Xarfo Cabdifataax kala Gure oo is casilay (dhegeyso waraysi aan horey ula yeelanay Halyayga ay Bulshadu aadka u tabi doonto)

  1. Pingback: Musharax Xildhibaan DFS” Cabdifitaax Guruu, Hadafkiisa Siyaasadeed (Daawo) | Puntland Observer