Gudoomiyihii wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Sadex Sano oo xarig ah lagu xukumay

Filed under: Wararka |

Maxkamadda Sare ee Soomaaliland ayaa la sheegayaa in ay Xarig cadaalad darro uh ku ridday Gudoomihii wargayska Taafuf yuusuf Gaboobe.
haatufSaxaafadda ayaa lasheegayaa in aynan ka warhayn qaabka maxkamadu u dhacday.

Waxaa durba aad arrinkaas uga carooday oo cambaareeyay Guduumiyaha Xisbiga Mucaaradka ee wadani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland Mudane Cirro

Halkaan hoose waxaad ka akhrida warbixno hore oo ay warbaahinyta Puntlandobserver ka daabacday qaar ka mid ah.

http://www.puntlandobserver.com/?s=haatuf&x=0&y=0