Guul Dangorayo: Golaha Deegaanka Dangorayo oo kala fadhigoodii 6aad la qaybsaday Saxaafadda Soomaaliyeed

Filed under: Wararka |

Waa wax lagu farxo Golaha Deegaanka Degmada Dangorayo in ay Saxaafadda la qaybsadaan heerka uu marayo waxqabadkii iyo horumarkii ay ku talaabsadeen masuuliyiinka xubnaha Golaha deegaanka Degmada Dangorayo ee Gobalka Nugaal