Guul: Wasaaradda Maaliyadda DFS Oo Shacabka kala Tashanaysa Miisaaniyadda Dalka Iyo Saxaafadda Oo Live looga Doodayo (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Inkastoo aad moodid in aynan cadayn shaqada wasaaradda maaliyadda miisaaniyadda ee DFS, iyo Miisaaniyadaha Maamul Gobaleedyada.

DFS ma siyaasad dajiyaha maamul Gobaleedyadaa, miisaaniyadda DFS xagee loo jiheeyay ma muqdisho, mise dhammaan Soomaaliya maamul Gobaleedyadeeda, wali waxaad mooddaa in ay isaga qasantahay isla markaana aanba xitaa tixgallin la siin.

 

Laakiin waxaa guula in ay shacabkii la baraarujinayo oo laga qaybgalinayo talooyinkii, waa arrin aan ka dhacin dhammaan dalalka soo koroya.

 

Axmed Warsame “Axmed Dheere” Oo Noqday Aqoonyahankii Abid Si Wanaagsan U Sharaxay Maaraynta Hantida Dadwaynaha (Video)