Guul:Somaliland iyo Puntland oo Ciidamadooda kala Baxay Sanaag-Bari

Filed under: Wararka |

Wararka naga soo gaaraya jiidda hore ee Booda-cade oo ay maalmahaan ciidamda Puntland iyo kuwa Somaliland isku hor fadhiyeen ayaa la sheegayaa in ay dib ugu noqdeen goobihii ay ka yimaadeen kadib markii ay Taleefonka kuwada hadleen Madaxwaynaha Somaliland Siilaanyo, iyo Madaxwaynaha Puntland Gaas.

Dhamaan shacabka Soomaalida ayaa soo dhawaynaya Go’aanka adag ee ay qaateen labada Hogaamiye.
Guul insha allaah.

8 Responses to Guul:Somaliland iyo Puntland oo Ciidamadooda kala Baxay Sanaag-Bari

  1. Pingback: Guul:Somaliland iyo Puntland oo Ciidamadooda kala Baxay Sanaag-Bari - Daily Somalia Report