Hees Ka hadlaysa Qabwaynan meeshuu Ku Danbeeyo (Nina kama Qabwayn Ingiriis–> Waa hees Ku Socota Madaxda Soomaalida)

Filed under: Important News,Wararka |

wadani
Aduunka ninka ugu wanaagsan waa ninka tanaasula laakiin ninkasta oo wax ismooda muddo dabadeed waa la iska dhiciyaa.

Heestaan waxay ka hadlaysaa qabwaynankii Gumaystihii Ingiriiska.
Laakiin maantay waxay ku socotaa Madaxwaynaha Soomaaliya iyo inta la caqligaa ee lacaga ay dalalka Khaliijka ka sooqaataan raba in ay Soomaaliya ku xukumaan oo si ay xukunkooda u gaaraan Soomaalidii ka dhex abuuray dagaal sokeeye.

Laakiin maanta waa la fahmay siyaasadoodii iyaga iyo qolooyinkii khaliijka ee lacagaha soo siiyay

One Response to Hees Ka hadlaysa Qabwaynan meeshuu Ku Danbeeyo (Nina kama Qabwayn Ingiriis–> Waa hees Ku Socota Madaxda Soomaalida)

  1. Pingback: Hees Ka hadlaysa Qabwaynan meeshuu Ku Danbeeyo (Nina kama Qabwayn Ingiriis–> Waa hees Ku Socota Madaxda Soomaalida) - Daily Somalia Report