Heestii Oramadu Farmaajo U Qaaday Oo Lasoo ogaaday Beentii (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaalida ayaa baraha bulshada galliyay hees oroma ah oo uu ku jiro eray farmaajo u eg, oo markaas ay Soomaalidu ku doodayaan Oramdii ayaa illaahay ka baryaya Madaxwayne cadaaliya oo farmaajo oo kale ah

Daawo heesta oo 8 sano kahor la galliyay youtubeka kuna saabsan jacayl

One Response to Heestii Oramadu Farmaajo U Qaaday Oo Lasoo ogaaday Beentii (Daawo)