Helsinki:Ka soo qaybgal wacan Xafladda Sannad Guurada 16aad ee asaaskii Dawladda Puntland oo lagu qaban doono Helsink Finland

Filed under: Wararka |

Xafladdan oo ay Soo qabanqaabiyeen Gabdhaha Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland oo Kaashanaya Jaaliyadda ugu faca wayn Jaaliyadaha reer Puntland ee Finland ee layiraahdo Puntland Community Ry, ayaa haddii eebe idmo waxay ka dhici doontaa Hoteelka caankaa ee

Hotel Radisson Blue Plaza

oo waxwalba ay kuugu diyaryihiin, Macmiil wanaagsan, Cunto heer sare ah, Soo dhawayn iyo Murti iyo Maaweelo

Xafladda ayaa dhacaysa 1.8.2014 saacadaha 18-24
Goobta: Mikonkatu 23 Helsinki Finland.

xafladda 16aad ee Puntland2

Qabanqaabada xuska sanadguurada 16:aad DG Puntland oo ka socota Helsinki