Hubkii anti-tank-ahaa ee ay Qabteen Ciidanka Badda Australia oo la sheegay in uu Alshabaabka Muqdisho loo waday (Daawo Qoryaha Noocaasa siday dalkii Syria u burburiyeen)

Filed under: Important News,Wararka |

Hubkii maalintii shalay ay Ciidamada Australia qabteen ayaa la xaqiijiyay in uu Hubkaasi kusocda Ganacsade Hubka Alshabaab ka iibsha oo Muqdisha degan.

Qoryahaan Garabka lasaarto ee burburiya Taangiyada ayaa dalkay gallaan aan wax rajo ah laga sugayn waayo dhowr ruux oo Qoryahaas wata ayaa ka adkaan kara Dawlad dhan waayo waa Gantaalo aad dhabarka saaranaysid oo markaas Taangi iyo waxwalba burbirinaya, tani oo meesha kasaaraysa awooddii ay dawladdu nabadda shacabka ku sugu lahayd isla markaana ku dhiiri gallinkarta kooxyar in ay Dawladdii iyo dalkiiba amaankiisa burburiyaan

Daawo kooxaha xagjirkaa ee Syria oo markii ay hubkaan helleen ay ku dhiiradeen in ay ladagaalamaan ciidamadii Syria