Innaa Lillaahii Wa Innaa Illaahi Raajicuun: Xildhibaan Cawad Casharo Oo Xalay Torornto Ku Geeriyooday

Filed under: Important News,Wararka |

tacsi1

Xildhibaan Cawad Casharo oo aan talooyinkiisa Midnimada Soomaaliya marwalba P/O ku daabici jirnay ayaa xalay tii alle u timid oo ku geeriyooday Toronto.

Illaahay naxariistii janno haka waraabsho dambigiisa iyo kii waalidkiis illaahay ha u dhaafo.

 

Halkaan ka eeg qaar kamida talootinkiisii

http://www.puntlandobserver.com/?s=cawad+casharo&x=0&y=0

 

 

 

3 Responses to Innaa Lillaahii Wa Innaa Illaahi Raajicuun: Xildhibaan Cawad Casharo Oo Xalay Torornto Ku Geeriyooday