Intii Soomaali Qabyaalad Ku Mashquulsanayd Iran Waxay Gacanteeda Ku Samaysataa Diyaaradaha Dunida Ugu Casrsisan Taangiyo Iyo Dayax Gacmeed (Daawo+fallanqayn)

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaaliya iyo Iran waxbadan ma kala cilmi badnayn 1990.
Soomaalida laga billaabo 1990 waxay ku mashquulsanaayeen in ay isku laayeen Qabiil Qabiil iyo hub ay Ethiopia kasoo iibsadaan, iyo in ay iyagoo kumanaana iska dhiibaan dalalka caalamka.

Beelaha Soomaalida ayaa ku mashquul sanaa in 50 Tigniko ah ay beeli soo qaadato oo beel kale deegaankeed lagu weeraro

Iran waxay ku mashquulsanayd sidii ay aqoon u helilahayd maantana Iran waxay gacanteeda ku samaysataa
Taangiyada, maraakiibta iyo Diyaaradaha dunida ugu casrisan.

Hoos ka daawo.




2 Responses to Intii Soomaali Qabyaalad Ku Mashquulsanayd Iran Waxay Gacanteeda Ku Samaysataa Diyaaradaha Dunida Ugu Casrsisan Taangiyo Iyo Dayax Gacmeed (Daawo+fallanqayn)