Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka hadlay bookhashadii John Kerry (Dhegeyso)

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Buubaa
wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cumar Buubbaa oo kasoo jeedda magaalada Hargaysa ayaa aad u soo dhaweeyay imaashaha mudane Kerry oo Soomaaliya ku yimid iyo ballanqaadyadii uu kerry jeediyay

Buubaa ayaa sheegay in dalal badani ku dayan doonaan imaanshaha kerry ee Soomaaliya

Hoos ka dhegayso